fariintii u danbaysay ee Madaxweynihii hore ee South Africa

Former South African President F W De Klerk Source: AAP
Madaxweynihii cadaanka ahaa ee Koofur Africa F.W. De Klerk ayaa hadalkiisii u danbeeyay inta uusan geeriyoon wuxuu raali galin ka bixiyay dhibaatooyinkii nidaamka midam takoorka cadaanka tirada yaraa ay waqtiga dheer ku hayeen dadka madowga ah ee dalka aqlabiyada ka ah.
Share