Iyaga oo qaatay dhaqanka afka la isugu gudbiyo ayay shacabka Aboriginalka iyo Torrest Strait islanderka waxay farshaxanka u isticmaalaan inuu noqdo aalad lagu gudbiyo sheekooyinka, dhaqanka, diinta iyo cilmiga lagama maarmaanka u ah dhulkooda.
Xiriirka dhulka iyo daaqad laga arko taariiqda
Share





