Feysal Ahmed oo ka tirsan ABS oo ka warramay Tirokoobka (Census) 2021. Somalidana la taliyey

Warysi: Feysal Ahmed, Tirokoobka Australia ee 2021 Source: ABS
Feysal Axmed oo u shaqeeya Australian bureau of Statistics, oo ah hay'adda tirokoobka (census) maamusha, ayaa ka warramaya tirokoobka iyo ujeedadiisa iyo sida ay bulshada Soomaaliyeed ee Ausralia muhiim ugu tahay inay is tiro-koobaan.
Share