Tartanka kubada kolayga gabdhaha oo ka furmay magaalada Garowe. Waa markii u horaysay ee tartan noocan oo kale ah la qabto mudo 26 sano ah iyadoo ay culumada diintu ku sheegeen tartankan mid aan diinta waafaqsanayn.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

