RW hore Tony Abbott ayaa si kulul u dhaliilay hadal kasoo yeeray Christopher Pyne oo xisbiga Liberalka kala tirsan. Murankan ayaa furay dood cusub oo ku aadan guurka dadka isku jinsigaa.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
