Wareeg cusub oo dooda aragtiyada kala duwan ee xisbiga Liberalka gudihiisa ah.
AAP Source: AAP
Malcolm Turnbull ayaa kiciyay wareeg cusub oo dooda aragtiyada kala duwan ee xisbiga Liberalka gudihiisa ah. RW ayaa sheegay in xisbiga waligiis ay ahayd inuu soo jiito siyaasadaha dhexda ee aan loogu talo galin oo kaliya muxaafidiinta.
Share