Gaas iyo Xaaf oo isku raacay nabad labadooda gobol ah
SBS BRAND 2011 Source: Hiiraan/Laasanood
Hogaamiyayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa isku raacay inay nabad dhexdhigaan labada maamul iyo magaalada Gaalkacyo. Labada hogaamiye ayaa ku kulmay xaflada caleemasaarka madaxweynaha cusub ee Galmudug Xaaf.
Share