Dawlada oo ka fakaraysa inay dhowr hayadood oo dawlada hal mid ka dhigto.
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Dawlada Turnbull ayaa lagu tuhmayaa inay ka fakarayso inay toro hayadaha federalka hal mid ka dhigto. Tan ayaa la noqonaysa mid sida Wasaarada amaanka gudaha ee Maraykanka
Share