SBS BRAND 2011 Source: AAPDawlada federalka ayaa difaacday nidaamka daynsoocelinta computerada isticmaala oo aad loo dhaliilay iyadoo saraakiil ka tirsan ay hortageen gudi aqalka Senatka ka tirsan. Gudiga Senatka ayaa baarayaa saamaynta nidaamkan ku yeeshay boqolaal kun oo qof.
Dawlada federalka ayaa difaacday nidaamka daynsoocelinta computerada isticmaala oo aad loo dhaliilay iyadoo saraakiil ka tirsan ay hortageen gudi aqalka Senatka ka tirsan. Gudiga Senatka ayaa baarayaa saamaynta nidaamkan ku yeeshay boqolaal kun oo qof.