Dawlada Turnbull ayaa ku dhawaaqday wasaarada cusub oo arimaha gudaha ka shaqaysa. Wasaaradan dalada ah ayaa diirada saaraysa amaanka qaranka waxaana hogaaminaya wasiir Peter Dutton.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
AAP Source: AAP
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
