Greenka oo labo Senator lumiyay
AAP Source: AAP
RW Malcolm Turnbull ayaa sheegay in labada senator ee Greenka iska casishay kadib labo dhalasho ayaa ahayd daycaad wayn. Laakiin hogaamiyaha Greenka Richard Di Natali ayaa ka codsanaya dawlada inaysan mushaarkii Senatorada soo celiya dhihin.
Share