Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada

In this photo illustration a Greek flag is displayed on a smartphone with background the Acropolis on March 24, 2020 in Athens, Greece. (Photo illustration by Nikolas Kokovlis/NurPhoto via Getty Images) Source: NurPhoto / NurPhoto/NurPhoto via Getty Images
Giriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.
Share



