Baahida sii kordhaysa ee loo qabo qoysas xanaaneeya caruurta reerkoodii dayacay
Getty Images Source: Getty Images
Waxaa jira baahi sii kordhaysa oo loo qabo qoysas siiya caruur aysan dhalin hoy amaan ah. Dad caruurta xanaaneeya oo kasoo jeeda bulshooyinka dhaqamada kala duwan ayaa aad loogu baahan yahay.
Share