Gudiga Xalinta Khilaafku muxuu ka yiri muranka doorashada aqalka hoose?

Source: Facebook
Gudoomiye ku xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dorashada Dadban Ee 2020/2021 Mohamed Ibrahim Barre ayaa ka jawaabay su'aalaha dacwooyinka iyo cabashooyinka doorashada baarlamaanka ee socota.
Share