Gudiyada Sharciga doorashada Soomaaliya oo kulan ka yeeshay.

Source: Facebook
Gudiga kumeelgaarka ah ee Kabaaraandaga Hindisaha Sharciga ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Gudiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka, iyagoo isla eegay qoraalada ilaa iyo haatan la sameeyay.
Share