Gurmad Somali Relief oo gargaar siisay qoysas

Source: Supplied
Waxaa jira qoysas aan xaq u lahayn lacagaha dawlada Australia bixiso, kuna waayay shaqooyinkoodii xanibaadaha coronavirus. Gurmad Somali Releif ayaa qoysaskaas qaarkood gargaar u fidiyay.
Share