Hargabka daran oo in layska talaalo lagula taliyey shacabka Australia.
Hargabka xiligan qaboobaha Australia ku dhex faafaya ayaa cabasha badan ka timid. Saraakiisha caafimaadka ayaa ku taliyey in talaalkiisa la qaato.
Published 28 June 2022 at 3:41pm
Source: SBS
Share