Парламентарна зграда, Канбера Credit: (SBS)Australia waxay ku dhaqantaa qaab-siyaasaddedka la yiraahdo Westminister oo biyo-shubkiisu yahay in dowladdu ku dhisntaato labo qaybood oo iskasoo hor jeeda – Xukuumadda iyo xukuumad-sugaha oo kor-meera shaqada xukuumadda. Haddaba maadaama qaybtii xukuumad-sugaha Australia, oo ah xisbiga is-bahaysigu, ay galeen xaaladdan adag oo midnnimo la’aanta iyo hoos-ka-guuxa ah, sidee bay u saamaynaysaa nidaamka Westminister ee Australia?
Published
By Briana Charles
Presented by Abdinur Ismail
Source: SBS
Skip to podcast episode content
Share this with family and friends
Australia waxay ku dhaqantaa qaab-siyaasaddedka la yiraahdo Westminister oo biyo-shubkiisu yahay in dowladdu ku dhisntaato labo qaybood oo iskasoo hor jeeda – Xukuumadda iyo xukuumad-sugaha oo kor-meera shaqada xukuumadda. Haddaba maadaama qaybtii xukuumad-sugaha Australia, oo ah xisbiga is-bahaysigu, ay galeen xaaladdan adag oo midnnimo la’aanta iyo hoos-ka-guuxa ah, sidee bay u saamaynaysaa nidaamka Westminister ee Australia?