Waxaa magaalada Melbourne lagu soo bandhigay hay'ada Australia Refugee and Family reunification Inc. Hay'adan cusub ayaa caawindoonta qaxootiga iyo soogalootiga Soomaalida iyo Africanka ah.
Hay'ad cusub oo looga dhawaaqay Melbourne
Share

Hay'ad cusub oo looga dhawaaqay Melbourne
