A screengrab of Daryl Maguire giving evidence to ICAC. Source: AAPWaxaa jira hay'ado la dagaallama musuqmaasuqa siyaasadda oo ka kala jira gobollada NSW iyo VIC. Labadan hay'adood ee NSW Iiyo Victoria, ICAC iyo IBAC - siday u kala horreeyaan - ayaa hadda ku gudo jira baadhitaano. Waxaana muddoba xisbayada siyaasadda heer qaran isla diiddanaayeen in la sameeyo hay'ad heer qaran ah oo la dagaallanta musuq maasuqa. Haddaba maxay qabtaan hay'adaasi?
Waxaa jira hay'ado la dagaallama musuqmaasuqa siyaasadda oo ka kala jira gobollada NSW iyo VIC. Labadan hay'adood ee NSW Iiyo Victoria, ICAC iyo IBAC - siday u kala horreeyaan - ayaa hadda ku gudo jira baadhitaano. Waxaana muddoba xisbayada siyaasadda heer qaran isla diiddanaayeen in la sameeyo hay'ad heer qaran ah oo la dagaallanta musuq maasuqa. Haddaba maxay qabtaan hay'adaasi?