Ilhan Omar, xildhibaanada cusub ee Somali Maraykanka ah ayaa booqatay Somalia. Waxay ka qaybgashay tartankii u horeeyay ee kubada kolayga ee gabdhaha oo ka dhacaya Puntland. Waxay ku boorisay in dadku aysan dhagaysan kuwa kasoo horjeeda ispoortiga haweenka.