Cali Xaaji waa wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada Puntland, hadana u sharaxan jagada madaxweyne ee federalka. Wuxuu aad ugu dhaliilay qaabka madaxweyneha hada jira uu u wado nidaamka doorashada.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS BRAND 2011 Source: Facebook
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

