Waraysi: Amina Warsame oo la dagaalanta gudniinka gabdhaha.
SBS Somali Source: SBS Somali
Amina Mohamuud Warsame waa baare caalamiya sidoo kalana la dagaalanta gudniinka gabdhaha. Waxay qudbo ka jeedinaysay shirk looga hadlayay guurka gabdhaha oo lagu qabtay Melbourne. Waxaan ka waraysanay horumarka laga gaaray la dagaalanka gudniinka gabdhaha ee Soomaaliya
Share