Amran cabdi waxay qortay buuga Rainbow Hijab oo sheekooyin yaryar oo ka hadlayaa gabdhaha muslimiinta ee Hijabka xirta. Waxay sheegtay inay dhibaato lasoo kulantay markay yarayd maadaama ay Xijaab xiran tahay.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

