Cabdullahi Hersi waa mushrax madaxweynaha Soomaaliya ahna wasiirkii hore ee isgaarsiinta. Wuxuu aad u dhaliilay go'aanka ay madasha qaranku ku siyaadisay kuraasta aqalka sare. Wuxuu sheegay inay xadgudub cad oo lagu sameeyay qodobka 73 aad ee dastuurka dalka.
Share




