Source: Caasimada onlineCabdullahi Hersi waa mushrax madaxweynaha Soomaaliya ahna wasiirkii hore ee isgaarsiinta. Wuxuu aad u dhaliilay go'aanka ay madasha qaranku ku siyaadisay kuraasta aqalka sare. Wuxuu sheegay inay xadgudub cad oo lagu sameeyay qodobka 73 aad ee dastuurka dalka.
Cabdullahi Hersi waa mushrax madaxweynaha Soomaaliya ahna wasiirkii hore ee isgaarsiinta. Wuxuu aad u dhaliilay go'aanka ay madasha qaranku ku siyaadisay kuraasta aqalka sare. Wuxuu sheegay inay xadgudub cad oo lagu sameeyay qodobka 73 aad ee dastuurka dalka.