Waraysi: Dr Vivian Gerrand oo buug cusub qortay
SBS BRAND 2011 Source: SBS Somali
Dr Vivian Gerrand waa qoraaga buug cusub " Possible Spaces of Somali belonging" Boogu wuxuu ka hadlayaa arimaha deganaansho ee qurbajoogta Soomaalida Australia iyo Talyaaniga. SBS laanteeda soomaaliga ayaa ka waraysatay Dr Vivain buugan ay qortay.
Share