Waraysi: Ifrah Xasan oo shahaadada PHD ka diyaarinaysa jaamacada WA
Google Source: Google
Ifrah Xasan waa ardayad ka diyaarinaysa shahaadada PHD jaamacada WA. Waxay wax ka baaraysaa xanuunka Autismka. Waxay SBS uga warantay xanuunka Autismka iyo adeegyada ay helaan waalidiinta iyo caruurta uu saameeyay.
Share