Ismaciil Buubshe waa heesaa dhalinyaro ah oo soo kacaya oo ku nool Melbourne. Wuxuu SBS uga waramay heesishiisa, himiladiisa mustaqbalka iyo fanaaniintii u jeclaa inuu ku daydo.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS BRAND 2011 Source: SBS Somali
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
