Kaha Mohamed waa qoraa, aqoonyahanad Somali Talyaani ah. Waxay booqasho ku joogtaa Australia waxaana soo casuumay jaamacada Monash. Laanta Afsoomligaa ee SBS ayaa ka waraysatay buug ay qortay, Somali iyo dagaalkii sokeeye.
Share
LIVE, FREE and EXCLUSIVE
SBS Somali Source: SBS Somali
Published
Updated
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

