Waraysi: Mariam Issa oo ah qoraa, qaxootigana u dooda.
SBS BRAND 2011 Source: SBS Somali
Marian Issa waa waxay qortay buuga "A reslient life" waxayna u ololaysaa qaxootiga. Waxay SBS uga warantay markay qaxooti ahaan loo dejiyay xaafad ka mid kuwa ugu qaalisan Melbourne.
Share