Waraysi: Wasiir Cabdirahman Kulmiye Xirsi
SBS Somali Source: SBS Somali
Cabdirahman Kulmiye Xirsi waa wasiiru dawlaha gaadiid cirka iyo dhulka ee dawlada federalka Soomaaliya. Wuxuu hadda booqasho ku joogaa Australia, wuxuuna arimo kala duwan uga waramay Laanta Afsoomaaliga ee SBS.
Share