Waraysi: Wasiirka warfaafinta koofur galbeed

RTN

RTN Source: RTN

Somaali badan ayaa qatar ugu jira macluul iyadoo abaartu dhul badan saamaysay. Meelaha ugu daran ee ay saamaysay ayaa waxaa ka mid ah gobolada Bay iyo Bakool. Waxaan ka waraysanay wasiirka warfaafinta maamul goboleedka Koofur Galbeed, Xasan Cabdi Maxamed.



Share
Follow SBS Somali

Download our apps
SBS Audio
SBS On Demand

Listen to our podcasts
Independent news and stories connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians.
Ease into the English language and Australian culture. We make learning English convenient, fun and practical.
Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS
Somali News

Somali News

Watch in onDemand