Mohamed Caalin wuxuu falanqeeyaa siyaasada Soomaaliya isagoo aad ugu dhuundaloola nidaamka doorashada ee hada jira. Wuxuu aad u dhaliilsan yahay madaxda Soomaalida iyo beesha caalamku sida ay u wadaan nidaamkan.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

