Maxamed Hilaal Aways waa asaasaha SYM oo ah urur dhalinyaro oo Melbourne fadhigoodu yahay. Wuxuu SBS uga waramay doorka ururkan cusub iyo dhibaatooyinka haysta dhalinyarada Melbourne.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends
