Ololaha lagu caawinayo abaaraha ayaa ka socda qaybo badan oo aduunka. Qaar ka mid ah jaaliyada Soomaalida Melbourne ayaa ka qaybqaadanaysa gargaarka. SBS ayaa ka waraysatay Sheekh Mohamed Good oo ka tirsan koox la baxday Gurmad.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

