SBS BRAND 2011 Source: SBS SomaliIyadoo RW Somaliya ku dhawaaqay golihiisa wasiirada kadib waqti dheer oo la sugayay, waxaan ka waraysanay qaar ka mid ah jaaliyada xulashada golaha wasiirada. Waxaan waraysanay Cilmi farah Webi iyo Sharmaake Farah.
Iyadoo RW Somaliya ku dhawaaqay golihiisa wasiirada kadib waqti dheer oo la sugayay, waxaan ka waraysanay qaar ka mid ah jaaliyada xulashada golaha wasiirada. Waxaan waraysanay Cilmi farah Webi iyo Sharmaake Farah.