Waraysi aan la yeelanay Ahmed Nasir oo wiil uu adeer u yahay lagu dilay Melbourne.
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Waraysi aan la yeelanay Ahmed Nasir oo wiil uu adeer u yahay lagu dilay Melbourne. Wuxuu sheegay in boolisku yaqaan cida ka danbaysay dilka wiilka dhalinyaradaa laakiin aysan wali cidna usoo qaban.
Share