Waraysi: Muxubo Cali, doorashada Holland

Dutch nationalist Geert Wilders will resume his election campaign after a security scare. (AAP) Source: AP
Holland ayaa qabtay doorashadii Yurub u horaysay kadib ka bixitaanka UK ee Yurub iyo doorashadii Trump. Waxaan ka warasanay mid ka mid ah jaaliyada Soomaalida Holland oo ka wlaacsan in uu guulaysto xisbiga neceb dadka soo galootiga ah.
Share