Waraysi Saadiq Abdullahi (Dhagaqool) musharax madaxweyne kuxigeenka Galmudug

Source: SBS
Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa haatan laga dhursugayaa in ay doorasho ka dhacdo. Saqsiyaad badan ayaa u baratamaya jagooyinka ay ka midka yihiin Madaxweyne iyo M/kuxigeen. Saadiq C/laahi Xaaji Xashi Dahga-qool, ayaa ka mida dadka u baratamaya jagada madaxweyne ku xigeenka.
Share