Ubah Christina Ali Farah waa Somali Talyaani qoraa iyo aqoonyahanad oo booqasho ku joogta. Ubah ayaa waxay ku kortay Soomaaliya hooyo Talyaani ah iyo aabe Soomaali ah. Waxaa Australia ku casuumay jaamacada Monash.
Share
Published
By Hassan Jama
Source: SBS
Share this with family and friends

