SKIP TO MAIN CONTENT

IS oo ku baaqday dilka Sheekh

AAP
AAP Source: AAP

Kooxda IS ayaa ku baaqday dilka sheekh degan galbeedka Sydney iyadoo sii daysay Video cusub. Sheekha ayaa ka mid ah 3 culumo Australian ah oo ay kooxda IS sheegtay inay dhalinyarada ka joojiyaan inay ku kacaan falal argagixiso.

Published

By Hassan Jama

Source: SBS

Skip to podcast episode content

Kooxda IS ayaa ku baaqday dilka sheekh degan galbeedka Sydney iyadoo sii daysay Video cusub. Sheekha ayaa ka mid ah 3 culumo Australian ah oo ay kooxda IS sheegtay inay dhalinyarada ka joojiyaan inay ku kacaan falal argagixiso.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Stream now