Islam nacaybka oo Australia ku sii kordhay

People gather to march against racism at Aotea Square. Source: Getty Images
Warbixin cusub ayaa lagu sheegay sadex sano kadib weerarkii argagixiso ee lagu qaaday masaajidadii Christchurch, NZ uu islam nacaybku ku sii kordhay Australia. Dad ugu badan ee lagu beegsaday aflagaadada ayaa ahaa haween xiran xijaab.
Share