Isse Dholawaa oo ka waramay sharciga dhawaan uu saxiixay madaxweyne Farmaajo

Source: SBS Somali
Sharciga batroolka ayaa dhawaan markii ay ansixyeen labada aqal waxaa saxiixay madaxwayne Mohamed Abdullahi Farmaajo laakiin waxaa ka biyodiiday Puntland.
Share