Jaaliyada Brisbane iyo arimaha tallaalka

Feysal Ahmed Selat Source: Supplied
Feysal Ahmed Selat wuxuu ka mid yahay madaxda jaaliyada Soomaalida Brisbane. Wuxuu yiri "Xaqiida ha la wajaho hana laga fodaado macluumaadka qaldan ee social media-ha iyo meelaha fadhi ku dirirada lagu hayo.
Share