Jubaland ayaa noqotay dawlad goboleedkii u horeeyay oo soo xula xubanah aqalada hoose iyo sare. Marka laga reebo khilaafyo dhowr ah nidaamka ayaa si fiican u dhacday.