Kabo laga sameeyey Coffee

Sawirku waa muuqaal ahaan. Ma aha kabihii coffee-ga laga sameeyey Source: Pixabay
Waddanka Findlan yaa lagu sameeyey kabo qayb ahaan ka samaysan coffee-ga, iyadoo ay haddan-na mulkiilayaashu u hanqal taagayaan inay dharkana ka sameeyaan.
Share