Kansarka Prostate-ka oo daawooyin cusub lagu tijaabiyay

Diagnosing and treatment of prostate cancer Source: Flickr/Darryl Leja, NHGRI CC BY 2.0
Kansarka Prostate_ka waxaa Australia ugu dhinta sanad walba rag ka badan 3 kun. Daawooyin cusub ayaa rajo fiican laga muujiyay inay wax ka qabtaan.
Share