Lucy Gichuhi oo qudbadeedii u horaysay ka jeedisay baarlamaanka.
SBS BRAND 2011 Source: AAP
Lucy Gichuhi oo ah Senatorad madaxbanaan ayaa qudbadeedii u horaysay ka jeedisay baarlamaanka. Qudbadaas ayay ku sheegtay inay u dagalamidoonto waxbarashada iyo dad da'da ah.
Share