Watch FIFA World Cup 2026™

LIVE, FREE and EXCLUSIVE

Laynta geela Australia iyo dareenka ka dhashay.

Thousands of wild camels to be shot dead in remote part of Australia

Qayb ka mida geela Australia ayaa la bilaabay in la laayo, iyadoo loo arkay in uu khatar ku hayo nolasha dadka iyo duunyada kaleba, si gaara xiliyada dhulal badani ay gubanayaan wadanka Australia. Talaabadan ayaa dareen ku dhalisay dad ay ka mid yihiin Soomalida oo dhaqata geela. waraysigan ayaan ku eegaynaa dareenkaas.

Published

Updated

By Mohamed A Madar.

Source: SBS

Share this with family and friends

Qayb ka mida geela Australia ayaa la bilaabay in la laayo, iyadoo loo arkay in uu khatar ku hayo nolasha dadka iyo duunyada kaleba, si gaara xiliyada dhulal badani ay gubanayaan wadanka Australia. Talaabadan ayaa dareen ku dhalisay dad ay ka mid yihiin Soomalida oo dhaqata geela. waraysigan ayaan ku eegaynaa dareenkaas.

Latest podcast episodes

Follow SBS Somali

Download our apps

Listen to our podcasts

Get the latest with our exclusive in-language podcasts on your favourite podcast apps.

Watch on SBS

Somali News

Watch now